Chelsea vs Newcastle

Seasonkaan inta ka dhiman waa inaa soo ciriirsano kaalin Europe lagu tagaayo. Newcastle ne waxeee ka mid tahay kooxaha naga hortaagan hadafkaas. Kulankii xaafadooda 4 […]

chelsea 3 newcastle 2

Xalay chelsea guul muhiim ee ka gaartay koox toos uu tartamaayan. Waxaa uu kala dhaliyay jackson oo hada ka wato 15 goal iyo assist, palmer […]

Liverpool kooxda loo safi lahaaa Man city

Liverpool waxaa ka maqan Ben Doak (knee), Joel Matip (knee), Trent Alexander-Arnold (knee), Alisson Becker (thigh), Stefan Bajcetic (calf), Thiago Alcantara (muscle), Curtis Jones (shin) and Ryan Gravenberch iyo  Jayden Danns. Ibrahima Konate waxaa loo badinaaya inuu ciyaaro. soo xulo […]

Manchester United XI vs Everton

Marcus Rashford ayaa diyaar u ah Manchester United iyaga oo isku diyaarinaya inay wajahaan Everton usbuucan. Weeraryahanka ayaa lagu sawiray tababarka khamiistii isagoo laga saaray guuldaradii Manchester […]

Arsenal vs Brentford

Arsenal fursad weyn oo ee hogaanka premier league ku qabato ee haysataa Sabtidaan waxee martineeesaa Brentford. Arteta aa press conference kiisa sidaan ku yiri ciyaartooy […]

Kulan weyn Liverpool vs Man city

waa ciyaartii lagu kala bixi lahaaa horyaalka Guardiola wuxuu ku dhow yahay inuu haysto koox dhameestiran. Josko Gvardiol wali ma uusan bilaaban kulan Premier League […]